Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo howlgallo ku soo qabtay dhagarqabayaal ka tirsan Argagixisada “SAWIRRO”  

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo howlgallo ku soo qabtay dhagarqabayaal ka tirsan Argagixisada “SAWIRRO”   
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa uu ahaa howgal qorsheysan oo ciidanka booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen Tuulooyinka Ceeldoon, Yaaqle, Saydheelow, Ayrooble . Ashagaabo, Muguurto iyo Buulo jadiid oo dhamaantooda Hoos yimaada magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

August 11, 2026

Deegaannadan ayaa ahaa kuwo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku dhibaateeyaan jireen dadka shacabka ah .

Howlgalka waaxaa hogaaminaayey Taliyaha Madaxtooyada, waxaana qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed.

Ciidanka ayaa waxaa u suurtagashay in ay howlgalkooda ay ku dileen qaar ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaa sidoo kale la soo qabtay labo ka mid maleeshiyaadka, ayadoo ciidanka ay gacanta ku dhigeen hubkii ay ku dagaalimayeen

Teliyaha ciidanka Madaxtooyada oo isaga hogaaminayey howgalka ayaa sheegay in marwalba ay diyaar u yihiin in ay ka sifeeyeen diinlaawayaasha Al-Shabaab dhamaan deegaannada Koonfur Galbeed.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Maxamed dheere “SAWIRRO”

Next Post

Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada DFS oo gaaray dalka Lubnan

Next Post
Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada DFS oo gaaray dalka Lubnan

Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada DFS oo gaaray dalka Lubnan

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

August 11, 2026
0

Taliyaha Qaybta 1-aad ee Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Gorgor Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/sare Saahid Jaamac Faarax...

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

August 11, 2026
0

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ka fuliyeen inta u dhexeysa Kabtan Naas iyo...

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo saaka ka furmay  Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo saaka ka furmay  Muqdisho

August 11, 2026
0

NAFIS 2026 waa madal qaran oo diiradda lagu saarayo maalgashiga beeraha, wax-soo-saarka cuntada iyo xoojinta amniga cuntada Soomaaliya. Shirku wuxuu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In