Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Dowladda Qasaare gaarsiyay Maleeshiyaad katirsan Shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisin ay Balcad ku leeyihiin

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Dowladda Qasaare gaarsiyay Maleeshiyaad katirsan Shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisin ay Balcad ku leeyihiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

 Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kusugan Degmada Balcad ay ka hor tageen weerar maleeshiyaad katirsan Argagixisada Shabaab ay xalay ku soo qaadeen fariisin ay lahaayeen ciidamadaasi.

Sida uu ku soo waramaya Wariyaheena Balcad, Max’ed Amiin Yabarow, Iska hor imaad u dhexeeya ciidamada xooga dalka iyo tiro katirsan maleeshiyaad dhuumaalaysanayay ayaa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Haan-Shiiq oo dhaca duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe, kadib markii maleeshiyaadkaasi ay isku dayeen in ay soo weeraraan fariisin ay ciidamadu halkaasi ku  lahaayeen.

Guddoomiye ku xigeenka Dhinaca Amniga iyo siyaasadda maamulka Degmadaasi Abuukar Aadan Codey ayaa SONNA u xaqiijiyay, in maleeshiyadii Shabaab ee weerarka soo qaaday la gaarsiyay qasaare xoogan, islamarkaana ciidamadu ay k ahortageen in hadafkoodi ay gaaraan.

Maleeshiyaadka Gabalkooda uu sii dhacayo ee Shabaab oo inta badan loogu awood roonaaday howlgalada ka socoda Gobolada Dalka, aya inta badan isku daya in weeraro naf lacaarinimo ah oo ku dhufo ka dhaqaaq ah ka sameeyo meelaha qaarkood.

Previous Post

Xisbiga Talada haya ee Angola oo hogaaminaya natiijada doorashadii dalkaasi

Next Post

Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Max’uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Next Post
Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Max’uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Max’uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In