Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Dowladda Qasaare gaarsiyay Maleeshiyaad katirsan Shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisin ay Balcad ku leeyihiin

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Dowladda Qasaare gaarsiyay Maleeshiyaad katirsan Shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisin ay Balcad ku leeyihiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

ย Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kusugan Degmada Balcad ay ka hor tageen weerar maleeshiyaad katirsan Argagixisada Shabaab ay xalay ku soo qaadeen fariisin ay lahaayeen ciidamadaasi.

Sida uu ku soo waramaya Wariyaheena Balcad, Maxโ€™ed Amiin Yabarow, Iska hor imaad u dhexeeya ciidamada xooga dalka iyo tiro katirsan maleeshiyaad dhuumaalaysanayay ayaa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Haan-Shiiq oo dhaca duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe, kadib markii maleeshiyaadkaasi ay isku dayeen in ay soo weeraraan fariisin ay ciidamadu halkaasi ku ย lahaayeen.

Guddoomiye ku xigeenka Dhinaca Amniga iyo siyaasadda maamulka Degmadaasi Abuukar Aadan Codey ayaa SONNA u xaqiijiyay, in maleeshiyadii Shabaab ee weerarka soo qaaday la gaarsiyay qasaare xoogan, islamarkaana ciidamadu ay k ahortageen in hadafkoodi ay gaaraan.

Maleeshiyaadka Gabalkooda uu sii dhacayo ee Shabaab oo inta badan loogu awood roonaaday howlgalada ka socoda Gobolada Dalka, aya inta badan isku daya in weeraro naf lacaarinimo ah oo ku dhufo ka dhaqaaq ah ka sameeyo meelaha qaarkood.

Previous Post

Xisbiga Talada haya ee Angola oo hogaaminaya natiijada doorashadii dalkaasi

Next Post

Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Maxโ€™uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Next Post
Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Maxโ€™uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Maxโ€™uud oo khudbad ka jeediyay shirka hogaamiyaasha Africa ee Johansberg -SAWIRRO

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In