Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Hay’ada NISA oo baaritan ka sameeyay xaafado Muqdisho ka tirsan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidammada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagar qabayaal iyo hubkoodii
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada gurmadka Gor gor oo ka tirsan hay’adda Nisa oo malmihii ugu
danbeyey ku howlanaa sugida nabad-galyada magalada muqdisho ayaa manta degmooyin ka tirsan gobolka banadir waxey ka sameyeen howlo isugu jira baaritaano amniga muqdisho lagu adkeynayo iyo afurin ay u sameynayeen dadka degan xafadaha degmooyinka ay ka howlgalayeen.

Degmooyinka sida gaarka ah manta ay uga howlgaleen ciidamada gor gor
ayaa waxa ka mid ahaa degamada xamar weyne oo ay baritaano ka sameyeen wadooyinka dhexmara degmadaasi ayago baarayey dadka iyo gaadidka isticmayay wadoyinkaas sidoo kalana ciidamada ayaa intii ay dagmada xamar weyne ka howlgalayeen waxey xog wareysi ku adan adkeynta nabad galyada la yeelanayeen dadka ka ganacsada suuqyada halkaasi ku yaala.

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026

Sidoo kale ciidamada gor gor ayaa ka howlgaley xafadaha Degmooyinka
Hodan Howl-wadaag iyo Warta Nabada ayagoo baaritaano ku sameynayey
dadka saran  gaadiidka isticmaala wadooyinka waaweeyn ee Maka-al
Mukarama Wadada Wadnaha iyo Wadada Tarabuunka
Xiligii afurka markii la gaarey ayaa waxaa la arkaayey ciidamada oo
afirin u sameynaya dadka saran gaadiidka ay baaritaanada ku
sameynayeen iyo dadka kale oo dagan xafadaha ka agdhow wadooyinka
ciidamadu shaqada ka hayeen.

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magalada muqdisho oo an makarafoonka warbaahinta qaranka la dhex qaadney ayaa soo dhaweyey howlahan isugu jira baaritaanada iyo afurinta dadka saa’imiinta ah ay u sameynayaan ciidamada Gurmadka Gor-gor ee ka tirsan Nisa.

Ciidamada gor gor ee ka tirsan hayada nabad sugida ayaa la waregey
amaanka magalada muqdisho waxeyna tan iyo markii ay curate bishan
barakeysan ee ramadaan ka wadaan xaafadaha iyo wadooyinka degmooyinka gobolka banadir iyo afurinta ay u sameynayaan dadka danyarta ah ee ku dhaqan muqdisho.

Previous Post

Dowladda Cuman oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku nool Beladweyne

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In