Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Ilaalada Waddooyinka iyo Iskaashada Gaadiidleyda oo siminaar u furmay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Ilaalada Waddooyinka iyo Iskaashada Gaadiidleyda oo siminaar u furmay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar ku saabsan sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka, Wasaaradda Gaadiidka, Iskaashatooyinka Gaadiidleeyda iyo shirkadda Ceymiska Islaamiga ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay xarunta Qaybta Nabadgelyada Waddooyinka ee Muqdisho.

Furitaankii siminaarka waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka Gobolka Benaadir, Nabadgelyada Waddooyinka iyo xubno kale, waxaana u jeedkiisu yahay in wada shaqeyn dhexmarto Wasaaradda Gaadiidka, Iskaashatooyinka Gaadiidleeyda, shirkadda Ceymiska Islaamiga ee Soomaaliya iyo ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyaha shirkadda Ceymiska Islaamiga Soomaliya Maxmad Cabdi ayaa sheegay in tababarkan uu wax badan ka badali doonto howlaha wada shaqeyn ee ka dhexeysay qeybahaasi, isagoo intaa ku daray in dhankooda ay diyaar u yihiin la shaqeynta ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiko.

Guddoomiye ku-xigeenka dhanka Siyaasadda ee Gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano-geel” oo isna ka hadlay furitaanka tababarka ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan tababarkan, isla markaana uu ka codsanayo ka qeyb galayaasha inay ka faa’iideystaan fursadaan, ayna isla meel dhigaan sida ugu fudud ee ay ku wada shaqeyn karaan.

Taliyaha Qeybta Nabadgelyada Waddooyinka Sareeyo Guuto Cali Xirsi Barre “Cali gaab” oo furay siminaarka ayaa sheegay in siminaarkan uu socon doono muddo saddex cisho ah, isla markaana loo qabtay qaar ka mid ah ciidanka ilaalada Nabadgelyada Waddooyinka iyo Iskaashatooyinka Gobolka, isagoo ugu baaqay in ay waqtiga ilaaliyaan, ayna ka faa’iideystaan muddada uu tababarka socdo.

DSC04219

DSC04226

DSC04227

DSC04232

DSC04240

DSC04241

DSC04249

DSC04253

DSC04254

DSC04258

DSC04267

DSC04274

DSC04277

DSC04280

DSC04287

DSC04291

DSC04297

DSC04304

DSC04307

DSC04324

DSC04336

DSC04343

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

 

Previous Post

Soomaali ku dhimatay Doon ku quustay xeebaha Yemen

Next Post

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Serbia ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Serbia ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Serbia ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In