Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

howlgalHowlgal ciidamada kunaandooska Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubbada Hoose ku dilay in ka badan 20 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyagoo bur buriyay baro ay ku dhuumaaleysanyeen Shabaabka.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubbada Hoose Aadan Maxamed Salaad ayaa ku soo waramay in ciidamada kumaandooska ay 48 saacadood ee la soo dhaafay ay ku sugnaayeen deegaanka Beerxaani oo koonfur galbeedka Kismaayo kaga beagn 60km, halkaasi oo ay ku bur buriyeen baro ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026

Ciidamada Kumaandooska ayaa inta ay ku guda jireen waxa ay cagta mariyeen xarumo lagu tababbari jiray argagixisada Al-Shabaab, waxaana ay ciidamada dib ugu laabteen goobihii ay ka soo kicitameen markii ay ku guuleysteen howlgalkii ay ka fulinayeen deegaanka Beerxaani.

Todobaadkii la soo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada xoogga dalka ay deegaanka Buulo-gaduud oo qiyaastii Kismaayo dhanka waqooyi kaga began 30 km lagu dilay Hojooge lagu magacaabi jiray Maxamed Maxamuud dul-yadeen iyo maleeshiyaad kale, kaasi oo hore loogu eedeeyay in uu ku luglahaa weeraradii ka dhacay Jaamacadda Garisa gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Previous Post

Shir looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya oo lagu wado in la soo gabo gabeeyo “SAWIRRO”

Next Post

Allaha u naxariisto Marxuum Wariye Sagal Salaad oo goordhaw la dilay

Next Post
Allaha u naxariisto Marxuum Wariye Sagal Salaad oo goordhaw la dilay

Allaha u naxariisto Marxuum Wariye Sagal Salaad oo goordhaw la dilay

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In