Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka NISA oo fashiliyay Qarax “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka NISA oo fashiliyay Qarax “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku raadjoogeen ciidamada ammaanka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Gaarigaan ayaa la sheegay inuu qarxay markii ay isku hareeyeen ciidanka NISA xili uu marayay meel u dhaw Isgoyska Ex-koontarool Afgooye.

Gaarigan ayaa ahaa mid ay wateen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, waxaana saaka goor hore ay rasaas ku fureen gaari uu lahaa sargaal ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo aan gaariga xilligaasi saarneyn, intaas kadib ayay ciidanka booliska ka warhaleen oo ay ku baxeen goobta uu shilka ka dhacay, taasi oo ay is weydaarsadeen iyaga iyo ciidanka booliska rasaas waxaana goobta ku dhitan hal askari.

Ciidamada amniga oo ku raadjoogay gaarigan, isla markaana ka duulayay xogaha ay ka heleen shacabka Soomaaliyeed ayaa amar ku bixiyay in ciidamada amniga oo dhan la geliyo heegan, waxaana markii dambe maleeshiyaadkii watay gaarigan ay uga carareen meel u dhaw Ex-koontarool Afgooye, markii ay wax gurmad ah ka waayeen shacabkii halkaasi deganaa.

Ciidanka Hay’adda NISA ayaa goobta uga daba tegay gaariga oo aan cidna saarneyn, waxaana markii ay isu gadaameen gaariga ay ogaadeen in uu sido qaraxyo, kaasi oo markii dambe qarxay, waxaana wararku ay sheegayaan in Qaraxaasi ay ku dhaawacmeen ilaa iyo Afar Askari.

Saraakiisha NISA ayaanan wali wax faah faahin ah ka bixin arrintaan.

Previous Post

Guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir oo guddi soo qiimeeya u saaray musiibadii ka dhacday Suuqa Bakaaraha “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In