Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Qalabka sidda oo gacanta ku dhigay xubno kamida Maleeshiyada Al Shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Qalabka sidda oo gacanta ku dhigay xubno kamida Maleeshiyada Al Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Qalabka sidda ayaa howlgal balaaran kawada inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Afgooye kuwaas oo ka kala tirsan Gobolada Sh. Hoose iyo Sh. Dhexe.

Howlgalka ayaa waxaa uu ka danbeeyaa kadib markii Ciidanka ay heleen xog ku saabsan in Maleeshiyo iyo Horjoogayaal ka tirsan  Al Shabaab oo doonayaan inay Wabiga Shabeelle kaga gudbaan Doomo kuwaas baxsan u ah dhanka Gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kabtan Aadan Xasan Cismaan oo kamida Saraakiisha howlgalkan  hogaamineysa oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay tageen Deegaano badan kamida Degmooyin Balcad iyo Afgooye oo ay horay u joogeen Maleeshiyaadka Al Shabaab.

“Waxaa dadka aan aragnay ee Shacabka ah ay noo sheegeen in Al Shabaab isaga carareen Deegaanada aan hadda howlgalada kawadno, waxaana qorshaheenu yahay in aan ugu tagno meelkasta oo Maleeshiyaadku ka joogaan Balcad iyo Afgooye” Sidaas waxaa yiri Kabtan Aadan Xasan Cismaan oo Kamid ah Ciidanka Xoogga Dalka.

Dhanka kale Abaan Duulaha Ciidanka horkacaya ayaa sheegay in Ciidanku gacanta ku soo dhigeen 10 kamida Al Shabaab kuwaas oo iyaga oo Hurda Ciidanka ay qabteen iyaga iyo Hubkoodii.

Ciidanka Qalabka sidda ayaa waxaa ay badiyeen Howlgalada lagula dagaalamayo Al Shabaab taas ayaana keentay inay isaga soo cararaan Gobalo badan oo Dalka ah iyaga oo baxsad ahna waxaa ay Ciidanku hadda ku ugaarsanayaan Degmooyinka Balcad iyo Afgooye.

Previous Post

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Jubbada Hoose

Next Post

Mareykanka oo walaac ka muujiyay  xariga Xukuumada Sacuudiga ay ku haysa Dadka u dhaqdhaqaaqa Samafalka.

Next Post
Mareykanka oo walaac ka muujiyay  xariga Xukuumada Sacuudiga ay ku haysa Dadka u dhaqdhaqaaqa Samafalka.

Mareykanka oo walaac ka muujiyay  xariga Xukuumada Sacuudiga ay ku haysa Dadka u dhaqdhaqaaqa Samafalka.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In