Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Sirdoonka oo fashiliyey shabakad khawaarij ah oo isku urrursanayey deegaanka Sabyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Sirdoonka oo fashiliyey shabakad khawaarij ah oo isku urrursanayey deegaanka Sabyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa helay xogta Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo isku dayaya in ay si dhuumaalaysi ah ku soo galaan deegaanka Sabyo oo ka mid ah deegaannada hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose,si ay halkaas ugu yeeraan ganacsatada uguna baadaan xoolahooda,sida ay xog ku heshay Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA.

Kooxda khawaarijta oo ku naaxday dhiiga iyo hantida shacabka soomaaliyeed ayaa waxaa saamayn wayn ku yeeshay Talaabooyinka ay qaaday dowladda ee gabi ahaanba lagu soo xiray waddo kasta oo ay ku boobi jireen hantida shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Ciidanka hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa horay waxay u burburiyeen dhammaan Maxkamad beenaadyadii iyo Xarumihii ay dadka ugu yeeri jireen Khawaarijta kuwaasi oo ku yaalay duleedyada Muqdisho iyo deegaanno hoos taga gobolka Shabeellaha Hoose,sidoo kale waxaa xabsiga la dhigay dad la macaamilay Khawaariijta, Ganacsato baad siiyay iyo kuwa doonayay inay ugu tagaan meelaha ay joogaan oo Ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen.

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka horay waxay u burburiyeen Dhammaan Maxkamad beenaadyadii iyo Xarumihii ay dadka ugu yeeri jireen Khawaarijta kuwaasi oo ku yaalay duleedyada Muqdisho iyo deegaano hoos taga Gobalka Shabeellaha Hoose.

Dowladda Soomaaliya ayaa hore go’aanno culus ka qaadatay in kooxda khawaarijta la siiyo lacago baad ah iyadoo dowladda xirtay in ka badan 250 Bank Account oo kooxda khawaarijtu

Previous Post

Ciidanka ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay dhagar qabe katirsan khawaarijta

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In