Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ku dilay horjoogaal Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo sheegay in Shabaab laga xoreyn doono guud ahaan dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka xoogga dalka ee beriga gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidanku ay dileen horjoogiyaal ka tirsan Al-Shabab kaddib howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi.

Kornel Axmed Maxamed Tereedisho taliyaha ciidanka xoogga dalka ee beriga Galgaduud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, isagoo xusay in dhawaan ay deegaanka Ceel-qooxle ku dileen nin lagu magacaabi jiray Maxamed Cismaan Waasuge oo ka mid ahaa horjoogayaasha Shabaab.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Taliyaha ayaa intaa ku daray in ciidamada xoogga dalka ay sii joogteyn doonaan howlgallada lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab, ilaa inta guud ahaan gobolka galgaduud laga cirib tirayo.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee beriga gobolka Galgaduud Kornel Axmed Maxamed Tereedisho ayaa ugu baaqay dhalinta ay qaldeen maleeshiyaadka Al-shabaab inay isu soo dhiibaan gacanta ciidamada si ay u helaan mustaqbal wanaagsan.

Previous Post

Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ciidamo tababbar ugu soo xirtay waajid

Next Post

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+Sawirro

Next Post
Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+Sawirro

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+Sawirro

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In