Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Gobalka Baay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Gobalka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan ay fuliyeen ururka 154-aad ee guutada 8-aad ee qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey deegaannada Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale, Buulla- Adooy iyo deegaanno kale oo dhaca woqooyi galbeed degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Taliye Xigeenka ururka 154-aad guutada 8-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Xidigle Mursal Cali Maxamed ayaa ku tilmaamay howlgalka in uu ahaa bartilmaameedkiisa in lagu bacsado koox ka tirsan khawaarijta Al shabaab oo ku dhuumaleysanayey hoodka fog ee Degmada Diinsoor.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Taliyaha oo la hadlay wWarbaahinta Qaranka   ayaa sheegay in weerark u ahaa mid qorsheysan oo ay ku qadeen goobo ay ku tuhmayeen inay isku aroorsanayeen Khawaarijta Al Shabaab.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo la kulmay ku simaha ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Next Post

Hay’adda SoDMA oo labo doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay Puntland iyo Jubbaland

Next Post
Hay’adda SoDMA oo labo doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay Puntland iyo Jubbaland

Hay’adda SoDMA oo labo doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay Puntland iyo Jubbaland

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In