Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xooga Dalka oo Burburiyay Saldhig ay Kooxda Daacish Ka samaysatay Dalka “SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xooga Dalka oo Burburiyay Saldhig ay Kooxda Daacish Ka samaysatay Dalka “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo caawa la soo gaarsiiyay Warbaahinta Qaranka ayaa lagu Yiri, Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska XDS ayaa burburiyay Shabakad ka tirsan Kooxda daacish oo tababar ku qaadanayay Deegaanka Jannaale oo ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose.

Warka Qoraalka ayaa lagu yiri “Ciidamada oo ku gudajira howlgallada joogtada ah ayaa weerar la qorsheeyay ku qaaday Mucaskar ay tababar ku qaadanayeen koox ka tirsan Daacish, halkaasna lagu dilay 12 ka tirsan kooxdaasi oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib kadib markii ay iskacaabin kala hor yimid ciidamada howlgalka sammeynayay”

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Warkan qoraalka ah sidoo kale ku sheegay in gacanta lagu dhigay tiro Maxaabiis ah oo ka tirsan Kooxda ku sugneyd Mucaskarka la burburriyay, kuwaas oo qaarkood laga Daweynayo daawacyo ka soo gaaray inta uu Howlgalku Socday.

Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale sheegay in Todobaadkan la qaaday howlgallo qorsheysan oo lagu wiiqayo Qorshayaal argagixiso oo ay diyaarinayeen Kooxda Al-shabaab.

Horjooyaasha Sare Ee kooxda Al-shabaab ayaa ku kala Qeybsamay qorshe ay wadeen qaar kamid ah horjoogayaashooda oo soo jeediyay in kooxda ay qaadato Magaca Daacish, taas oo dhalisay in ay ku kala qeysamaan dhexdoodana uu ka billoowday Shirqool iyo Cidaawad ay isku qaadeen dhexdooda.
daacish saldhig laga burburiyay (1)

daacish saldhig laga burburiyay (2)

daacish saldhig laga burburiyay (3)

daacish saldhig laga burburiyay (4)

daacish saldhig laga burburiyay (5)

Previous Post

Barlamaanka oo ka dooday hannaanka doorasho ee dalka 2016-ka

Next Post

Baarlamaanka oo markale ka doodaya hannaanka doorasho ee 2016-ka

Next Post
Baarlamaanka oo markale ka doodaya hannaanka doorasho ee 2016-ka

Baarlamaanka oo markale ka doodaya hannaanka doorasho ee 2016-ka

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In