Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay argagixisada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha lagula dagaalayo argigixisada Al-shabaab ayaa haya howlo qaran oo taariikhi ah iyaga oo gacanna garab ku siinaya shucuubta kala duwan sidii loo xoreyn lahaa deegaannadooda ay argigixisadu cunaqabateysay halka gacan kalana ay mucaawino iyo gargaar ku qeybinayaan meelaha la xoreeyey si loo daryeelo dadka ay isku biirsadeen abaarta iyo dhibaatooyinka ay muddo dheer ku hayeen Al-shabaab.

Ciidamada qalabka sida oo mar qura gulufka baacsiga argigixisada ka wado deegaanno ku yaallo maamullada dalka sida Galmudug, Hirshabelle, Koonfur galbeed iyo Jubbaland  ayaa la arkayaa iyagoo oo gargaar iyo adeegyo kale gaarsiinaya deegaannada la xoreeyey taas oo soo afjartay cunaqabateynta, meesha ka saareysa baaddii ay qaadi jirtay argigixisada isla markaana keeneysa in ay dib ugu soo laabtaan deegaannada dadkii ku barakacay dalka gudahiisa iyo kuwii qaxootinnimmo u galay dalalka dariska.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guda jirta guluf lagu soo afjarayo argigixisada Al-shabaab, laguna adkeynayo qaranka iyo dowlad dhiska, nabadd iyo xasiloonida, sahlayana baahinta maamullada iyo weliba adeegyada kala duwan ee ay dadka helaan.

Previous Post

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Oo Olole Isxilqaan Ah Ka fuliyay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo dilay 30-ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo dilay 30-ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka oo dilay 30-ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In