Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay maeeshiyaad qaraxyo aasayay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay maeeshiyaad qaraxyo aasayay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka  xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaan-dooska Gorgor ayaa howlgallo ay ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku fashiliyay qaraxyo ay argagixisada aaseen iyo kuwa ay sameyntooda ku howlanaayeen.

Howlgalka oo ay fulinayeen ururka 7-aad ee guutada 18-aad ee ciidanka kumaandooska Gorgor ayaa sido kale waxaa ay gacanta ku soo dhigeen saddex ka mid ah argagixisada oo ku howlanaa sameynta qaraxyada oo ku dhuumaaleysanayay tuulooyinka Bariire hoostaga.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026

Taliyaha ururka 7-aad ee guutadda 18-aad kumaandooska Gorgor Maxamed Sheekh, ayaa hoggaaminayay howlgalkan lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda argagixisada oo maleegayey falal lidi ku ah amniga. Saraakiisha iyo ciidanka howlgalkan fuliyey ayaa waqti la qaatay bulshadda ku nool tuulooyinka howlgalka laga fuliyey.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah argagixisada al-Al-Shabaab oo ay wadaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeelaha Hoose.

Previous Post

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In