Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo gobolka hiiraan ku dilay maleeshiyaad Al-shabaab ka tirsan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka oo gobolka hiiraan ku dilay maleeshiyaad Al-shabaab ka tirsan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta  howlgallo ka dhan kooxda Argagixisada Alshabaab  ka bilaabay wadada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas lagu sheegay  maleeyshiyaad ka mid ah Alshabab oo dadka  safarka ah dhib ugu geestaan.
Taliyaha qeybta 27-aad CXDS  Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe iyo saraakil kale oo katirsan Qeybta 27-aad  ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in  ay Khasaare xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Argagaxisada al-shabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleeysanayay inta udhexeeysay magaalooyinka Buulo-burde iyo Jalalaqsi ee gobolka hiiraan.

Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad G/le Sare  Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay) oo lahadlay warbaahinta qaranka  ayaa sheegay in jab la gaarsiiyay  ka dib markii laga dilay 11- ka mid maleeyshiyadi burcada aheeyd ee caadeeystay dhaca dadka rayadka ah

Degaanka ay ciidanka xoogga dalka ku dileen maleeshaadka al-shabaab ayaa lagu magacaabaa buurweyn oo udhexeeya degmooyinka Buul-burde iyo Jalalaqsi.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Dowladda Galmudug.

Next Post

Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay gabar laga afduubtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay gabar laga afduubtay Muqdisho “SAWIRRO”

Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay gabar laga afduubtay Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In