Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga Dalka oo hawglo looga sifaynayo Argagixisadda Al-shabaab ka wada gobolada dalka

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga Dalka oo hawglo looga sifaynayo Argagixisadda Al-shabaab ka wada gobolada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo is kaashanaya ayaa hawglo culus oo looga sifaynayo Argagixisada Al-shabaab ka wada Deegaamada gobolka mudug, degaanka Caad oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa ka mid ah goobaha hawlgaladu ka socdaan iyagoo Ciidanku gacanta ku dhigeen goobahaas ka dib markii Argagixisada lagu gaarsiiyey jab xooggan iyadoo halkaas lagu dilay 25 ka tirsan Argagixisada Al-shabaab, qorshaha Ciidanka Xoogga ayaa ah inay maalmaha soo socda ka sifeeyaan magaalada Xarardheere oo kooxda Argagaxisada ah ee Al-shabaab waayadan dambe gacanta ku haysay.

Dhinaca kale deegaamo ka tirsan gobolka Galduud ayey ciidamaddu hawlgalo sifayn ah ka wadaan iyagoo wararka halkaas naga soo gaarayaa sheegayaan inay Ciidanku burburiyeen fariisimo kooxda Argagixisadda ahi kasoo abaabuli jireen falalkooda guracan ee ay Bulshada Soomaaliyeed ku dhibaateeyaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ciidanka Xoogga iyo maamulka Galmudug ayaa horumar weyn ka sameeyey hawlgalada gulufka culus ah ee looga sifaynayo kooxda Al-shabaab deegaamada Galmudug,hore ayey ciidanka gacanta ugu dhigeen deegaamada Wisil, Bacaadweyne, Qayacad, Shabeelow iyo deegaamo kale oo hoos yimaada.

Previous Post

Wasiiro ka tirsan Jubbaland oo Jaamacad ka dhagax-dhigay Dhoobleey “SAWIRRO”

Next Post

Munaasabad ku saabsan 10 sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo ka socota Muqdisho

Next Post
Munaasabad ku saabsan 10 sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo ka socota Muqdisho

Munaasabad ku saabsan 10 sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo ka socota Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In