Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab ku dilay deegaanka Cali Fooldheere (Wareysi)

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab ku dilay deegaanka Cali Fooldheere (Wareysi)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in howlgal ay Ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen deegaanka Cali Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay ay ku dileen horjoogihii maleeshiyada Al-shabaab u qaabilsanaa deegaanka Cali Fooldheere iyo deegaanada Hoos yimaada.

Taliyaha Ururka 65-aad, guutada 4-aad qeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka, Kabtan, Cali Yuusuf Macallin (Cali xuubey) oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in horjoogahaas oo lagu magacaabo Shariif Maxamed Abuukar uu dhibaato xoogan ku haayay shacabka ku nool deegaanka Cali Fooldheere ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha ayaa sheegay in askari ka mid ah Ciidanka Xoogga dalka uu howlgalkaan fuliyay,isagoo tilmaamay in horjoogaha oo xilligaas ku sugnaa Saldhiga deegaanka uu ku dilay, maleeshiyadi ilaalada u eheydna  uu dhaawacay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Taliyaha

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/10/Cali-xuubey-taliye.mp3
Previous Post

Wasiir Beyle” Waxaa noo soo gaba gaboobay shirarkii Sanadlaha ahaa ee Bangiga Adduunka iyo IMF,”

Next Post

Golaha Shacabka BFS oo maanta yeeshay kulankoodi labaad ee kalfadhiga lixaad+Sawirro

Next Post
Golaha Shacabka BFS oo maanta yeeshay kulankoodi labaad ee kalfadhiga lixaad+Sawirro

Golaha Shacabka BFS oo maanta yeeshay kulankoodi labaad ee kalfadhiga lixaad+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In