Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlagallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey qeybo kamid ah Hiiraan

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlagallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey qeybo kamid ah Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Degaanka oo iskaashanaya oo mudooyinkii u dambeeyay howlaglo Ka dhan ah Al-Shabaab kawaday qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan ayaa saacadahii la soo dhaafay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay degaanno badan oo dhawaan laga xureeyay maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Howlgalkaas ayaa waxaa Si Wadajir ah u Hoggaminayay Guddoomiye ku Xigeenka Maaliyada iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan, Abuukar Cabdullaahi Maadey, Gudoomiye Ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Cali Cismaan Xuseen iyo Gudoomiyaha Degmada Baledweyne Cismaan Dhicisoow Dhuuboow, Sidoo Kale waxaa Qeyb Ka ahaa Hoggaanka ciidanka dib u xorenta degaanka Gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Degaanada ay Ciidamada howlgalka ka sameeyeen ayaa waxaa ka mid ah Tulooyinka Calolacad, Shiilo Gaduud iyo Hoyan oo dhamaantood hoostaga Degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Ra’iisal wasaare Xamsa oo magaalada Tunis kaga qeyb galaya shirka caalamiga ee TICAD

Next Post

WMO oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka geeska Afrika ay qarka u saaranyahiin xaalad bini’aadanimo

Next Post
WMO oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka geeska Afrika ay qarka u saaranyahiin xaalad bini’aadanimo

WMO oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka geeska Afrika ay qarka u saaranyahiin xaalad bini’aadanimo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In