Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga Dalka oo howlgallo ay fuliyeen ku khaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga Dalka oo howlgallo ay fuliyeen ku khaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada  Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbalandd ayaa sii kordhiayay howlgalada lagu beegsanayo saldhigyada maleeshiyaadka Alshabaab ay ku leeyihiin gobolka Jubada Hoose,iyagoo burburiyay xarumo ay ku dhuumaalaysanayeen Argagixisada ALshabaaab.

Howlgalkii ugu dambeeyey oo ciidamadu ay ka sameeyeen deegaanka Buulo Xaajo oo hoostaga magaalada Kismaayo ayaan  lagu dilay ilaa 7 ka tirsan maleeshiyada Shabaab iyo horjoogayaal,iyadoo la burburiyay saldhig ay halkaasi ku lahaayeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sarkaalka hogaaminayay howlgalkaasi oo ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji oo lagu magacaabo Korneel Cali Goosaar ayaa Warbaahinta qaranka ugu waramay guulaha ay ka gaareen howlgalkaasi ka dhanka ah Alshabaab.

“Waxaa gutada 1-aad ee Darwiishta waxay burburisay saldhig cadowga uu ku lahaa Buula Xaaji,meydadadka ad arkaysaan waataliyohooda saldhig aiyo guddoomiyohoodi tuladda,anaga wax khasaare ah nama soo gaarin alxamdulilaah,dhimashadooda waa todobo,si nabad ah ayaa howshu ku fushay”. Ayuu yiri Col. Cali Goosaas.

Maleeshiyada alshabaab ayaa u muuqda in kuwo awood ahaan sii burburaya,kadib markii ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sii xoojiyeen beegsiga lagu hayo maleshiyadaasi Alshabaab,qeybo kamid ah gobolada Dalka.

Previous Post

Madaxweyne Waare oo sheegay in dhawaan mashaariic laga hirgelin doono Hirshabeelle

Next Post

Dawladda Talyaaniga oo balanqaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta maxkamadda sare ee dalka

Next Post

Dawladda Talyaaniga oo balanqaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta maxkamadda sare ee dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In