Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ballaaran oo amni xaqiijin ah ka wada Shabeellooyinka+sawirro July 21, 2019

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ballaaran oo amni xaqiijin ah ka wada Shabeellooyinka+sawirro July 21, 2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkani oo lagu xaqiijinayaya amniga deegaanno dhawaan laga saaray maleeshiyada Shababa ayaa ururka 31-aad ee guutada 12 April ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ku yaala xadka ay wadaagaan labada Shabeelle,si looga hortago falalka ay Shababa ku dhibataynayaan bulshada.

Waxaa howlgalkaasi hoggaaminayay taliyaha ururka 31-ad ee qeybta 12 April ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Maxamed Maxmuud Guutaale (Qataatow,iyo saraakiil kale,waxaana la arkayayay ciidamada oo watay gaadiidka dagaalka,kuwaasi oo si taxadir leh u baarayay isu socodka dadka iyo gaadiidka wadooyibnka soo gala deeganaada ay gacanta ku hayaan.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Saraajkiisha ayaa sharaxaad ka bixyay deegaanada rasmiga ah oo ay Shababa ka saaraan iyo howlgaladii ugu dambeeyey,waxaa ay sheegeen in deegaanada uu gacanta ku hayo ururkaasi 31-aad ee qeybta 12 April laga sifeyeey kooxda Alshabaab,islamar ahantaasina shacabku ay si ammaan ah ku marayaan deegaanadaasi.

Deegaanada howlgaladaasi ay ka socdaan ayaa ah inta u dhexeysa deegaanada xadka labada shabeelle,laga soo bilaabyo afgooye ilaa Balcad nawaaxigeeda,Deegaanada Sabyo, Shirkadda Gumad,Dhiiqaaley,deegaanley iyo tuulooyin kale ayaa kamid ah goobaha ay howlgaladu ka wadaan ciidamada si amniga loo xaqiijiyo.

Gaashaanle Sare Maxamed Maxmuud Guutaale (Qataatow) ayaa ka sheekeeyay howlgalo ay dhaawana ku fashiliyeen isku dayo ay Shabaab ku doonayeen in qaraxyo ay ku soo geliyaan Muqdisho,isagoo intaasi ku daray in wada shaqeyn buuxda ay ka haystaan bulshada deegaanadasi kunool.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho.

Next Post

MADAXWEYNE FARMAAJO “DAGAALKA AAN KULA JIRNO ARGAGIXISADA WAA MID U YAALLA DHAMMAAN DALALKA GOBOLKA.”

Next Post
MADAXWEYNE FARMAAJO “DAGAALKA AAN KULA JIRNO ARGAGIXISADA WAA MID U YAALLA DHAMMAAN DALALKA GOBOLKA.”

MADAXWEYNE FARMAAJO “DAGAALKA AAN KULA JIRNO ARGAGIXISADA WAA MID U YAALLA DHAMMAAN DALALKA GOBOLKA.”

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In