Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar Maleeshiyada Shabaab ay ku soo qaadeen deynuunaay(DHAGEYSO)

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar Maleeshiyada Shabaab ay ku soo qaadeen deynuunaay(DHAGEYSO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026

 Wararka ka imaanaya deegaanka Deynuunaay ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan halkaasi ay ka hortageen weerar ay soo qorsheeyeen maleeshiyaad ka tirsan koxda Alshabaab,kadib markii ay ka war heleen macluumaad ku saabsan dhaq dhaqaaqa kooxahaasi argagixisada ah ee Al-shabaab.

Xaaladda deegaanka ayaa haatan degan,iyadoo mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed ay sheegeen in ciidanka Xoogga Dalka ay qasaarooyin gaarsiyeen kooxihii weerarka ku soo qaaday halkaasi,haatana ay ku sugan yihiin ciidanka Xoogga Dalka.

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar u waramay Wakaaladda SONNA ayaa faah fahiyay sida ay wax u dheceen.

DHAGEYSI WAREYSIGA NUURADIIN YUUSUF ABUUKAR

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/06/Afhayeenka-maamulka-Koonfur-Galbeed-1-1.mp3
Previous Post

Madaxweyne Trump oo kulan afur ah u sameeyey safiirada in kabadan 50 dal oo Islaamka

Next Post

FAALLO:- Muhiimad intee la eg ayay leeyihiin qodobadii shirkii Baydhabo?

Next Post
FAALLO:- Muhiimad intee la eg ayay leeyihiin qodobadii shirkii Baydhabo?

FAALLO:- Muhiimad intee la eg ayay leeyihiin qodobadii shirkii Baydhabo?

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In