Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Nabadiidka Al-Shabaab kala wareegay degaanno hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Degaanada Nabadiidka Al-Shabaab laga xoreeyay ayaa kala ah Kaxarlow, Cali dheere, Xaawo Adduunyo, God doofaar iyo degaanno kale oo hoostaga Degmooyinka Wanla weyn iyo Afgooye.

Howlgalka lagu xoreeyay degaanadaani ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha ururka 35-aad guutada 7-aad ee qeybta 60-aad Gaashaanle Maxamed Cabdullahi Caraaye.

Degaannada lagala wareegay maleyshiyada Al-Shabaab ayaa hore waxa ay dhibaatooyin ugu geysan jireen shacabka, waxaana markii ay deegaannadaas ciidamada xoogga dalka ka sifeeyeen argagixisada Al-Shabaab ay shacabka bilaabeen inay ciidamada soo dhaweeyaan oo ay la wadaagaan xogaha Al-Shabaab.

Taliyaha ururka 35-aad guutada 7-aad ee qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Kornel Maxamed Cabadullahi Caraaye oo Warbaahinta kula hadlay gudaha degaanka Kaxarlow ayaa sheegay in Nabadiidka Al-Shabaab laga xoreeyay degaannada kala ah Kaxarlow cali dheere, Xaawo Adduunyo iyo degaano badan hoostaga gobolka Shabellada Hoose

Korneel Maxamed Cabdullahi Caraaye waxa uu sheegay degaannada laga sifeeyay nabadiidka Al-Shabaab ay ka jiraan dhibaatooyin xagga Nolosha ah, loona baahanyahay in shacabka halkaasi ku nool la gaarsiiyo kaalmo dhinac waliba leh.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Suudaan oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho

Next Post
Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho

Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In