Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo qabtay horjooge ka tirsan Al-shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 14  Oktobar ay ka fuliyeen gudaha Magaalada Marko ayee kusoo qabteen horjoogihii maleyshiyada Al-shabaab u qaabilsanaa Aasitaanka miinyooyinka ee dhulka.

Ciidanka Guutada 14 oktobar ee Xoogga Dalka ayaa Howlgalka ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen Horjooge Saleemaan Cumar Cabdulle oo kamid ah Horjoogayaasha Argagixisada ee Al-shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha guutada 14 Oktobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya G/dhaxe Axmed Cabdi Cali (Axmed Gaashaan) oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in horjogahaan ay ka war heleen xogtiisa kadib markii ay usoo gudbiyeen shacabka ku dhaqan magaalada Marko.

G/dhaxe Axmed Cabdi Cali (Axmed Gaashaan) waxa uu sidoo kale sheegay in xiliga la qabanayay Horjogahaani uu buundada Magaalada Marko ku aasayay Miino.

Waxa uu sheegay Taliye Axmed Gaashaan in horjoogaha lasoo qabtay xiligii Nabadiidka Al-shabaab ay heesteen magaalada Marko uu gacmaha si sharci daro ah ugu jaray dad shacab ah

Horjooge Saleemaan Cumar Cabdulle ayaa Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyay inuu Al-shabaab ku biiray Sanadkii 2015-kii

Saleemaan Cumar Cabdulle waxa uu sidoo kale sheegay inuu Al-shabaab u qaabilsanaa Aasitaanka Walxaha qarxa, gaar ahaan miinooyinka.

Previous Post

Mareykanka oo canshuur dheeraad ah saaraya badeecadaha dalka China

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey ciyaartooy Soomaali ah oo ka qeyb galay Tartanka Feerka Aduunka + Sawirro

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey ciyaartooy Soomaali ah oo ka qeyb galay Tartanka Feerka Aduunka + Sawirro

Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey ciyaartooy Soomaali ah oo ka qeyb galay Tartanka Feerka Aduunka + Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In