Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo Howl-gal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Dhexe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo Howl-gal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose,Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor ka fuliyeen deegaanka Ceel Maracadde ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab,waxay sidoo kale halkaasi ku bur-buriyeen goobtii argagixisada shacabka soomaaliyeed uga qaadi jireen lacagaha baadda ah.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa intii ay howlgalka qorshaysan ku gudajireen waxay gabi ahaanba bur-buriyeen goobaha maleeshiyaadka Al-shabaab gabbaad u ahaa oo ay ka mid ahayd meel maxkamad beenaad u ahayd iyo xaruntii uruurinta lacagaha baadda ee shacabka ayka qaadijireen.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor waxay argagixisada ka dileen 17-maleeshiyaad ah iyo 6 dhaawac ah sida uu ku soo waramay Wariyaha Idaacadda ciidamada Qalabka Sida  Maxamed Cabdulaahi Shilaawe oo howlgalka goob joog ka ahaa.

Deegaanka Mara-cadde waa deegaan u dhexeeya dhulka Carro madowga ah iyo dhanka xeebta ee dagmooyinka Afgooye iyo Marka ee gobolka shabeelada hoose .

Tags: Ciidanka Xoogga oo Howl-gal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Dhexe
Previous Post

Isbitaalka Magaalada Mekelle ee dalka itoobiya oo daawooyinka ay ka sii dhamaanayaan iyadoo dad badan oo dhaawac la geynayo wali

Next Post

Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada iyo Gobolka Banaadir oo lagu sameeyay Muqdisho

Next Post
Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada iyo Gobolka Banaadir oo lagu sameeyay Muqdisho

Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada iyo Gobolka Banaadir oo lagu sameeyay Muqdisho

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

May 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In