Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hiiraan lagu dilay 18 xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad la bartilmaameedsaday.
Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay Ciidanka ilaalinta Deegaanka ee Xamar
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir,ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta howlaha shaqo ee Ciidanka...