Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo ka warbixiyay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan K/galbeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga  oo ka warbixiyay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan K/galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Qeybta 60 ee ciidanka Xoogga somaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgallo lagula Dagaalamayo Maleeshiyaadka AL –shaab  ee ay ka fuliyeen degaano hoos taga  Maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay  in ay fashileyeen weerar ay Maleeshiyadaka Al-shabaa ay Damacsanayeen in ay ku soo qaadaan degaanada ay gacanta ku hayaan ciidamada Dowlada

Related posts

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026

Taliyaha ayaa hadalkisa ku daray in ciidamada dowlada ay werar ku qaadeen degaanka Buur-Eyle, halkaa oo Sida u shegay  Maleeshiyada AL-shaab ay ku dhibateynayen Dadka shacabka ee degaankasi o ay ka soo u Ruuriyen xoolo iyo lacago ay ku shegeyn Sakawaad si Xoog Ay uga soo qadeeyn dadka deganka islamarkana ciidamada Dowlada Soomaaliya ay dib ugu celiyeen Xolahaasi dadkii shacabka ee lahaa.

“Jab Xoogan ayaa cadowaga AL- shabaab ku gaarsinay deganada Buur-Eyle, Walag iyo Xawaal Barbaar halkaas oo  Maleeshiyada ay ku dhibateyn jireen  dadka  shacabka waxana Howlgalkasi ku soo furanay Agab kaloo ciidan sidaa waxa yiri Maxamed Sheekh Cabdullaahi

Ciidamada dowlada aya dhawanahan Waday dar dar galinta howlgalada cadawaga loga xureeyanayo deganada fara ku tiriska o ay gacanta ku hayaan Maleeshiyadka AL-shabaab

Previous Post

Shir muhiim ah oo loo soo gabagabeeyay odayaasha dhaqanka iyo culimada Gobolka Mudug

Next Post

Deg Deg: Dowlada Soomaaliya oo garoonka Aadan Cadde ku gubtay Jaad.

Next Post
Deg Deg: Dowlada Soomaaliya oo garoonka Aadan Cadde ku gubtay Jaad.

Deg Deg: Dowlada Soomaaliya oo garoonka Aadan Cadde ku gubtay Jaad.

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In