Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga oo soo bandhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo soo bandhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Idiris Cabdullahi Macalin , oo Magaciisa Afgarashada  ee Kooxda Nabadiidka Al-shabab loo yaqaano uu yahay (Food Cadde )  ayaa Maanta  isku soo dhiibey  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta 60-aad ee Magaalada Baydhabo, Food Cadde ayaa sheegay in kooxdan uu ka tirsana Mudo 7-Sano ah.

Ninkan ayaa Alshabab u qaabilsanaa Ilaalinta Xabsiyada ,Isagoona ka qeyb qaatey Dagaalo Dhowr, Wuxuuna hadda Nabadiidka Al-shabab kaga soo goostay  Degmada Xarardheer oo ka tirsan gobolka Mudug, Idiris aya ka warmay sida ay ugu suura gashay ka soo bixista Al-shabab iyo isku soo dhiibista Ciidanka Dowladda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

wuxuna sido kale Saaxibadiisa Weli ku jira Kooxda  Nabadiidka Alshabab ugu Baaqey in ay Dowladda isku soo dhiibaan Isagoona sheegey in Alshabab ay Yihiin kuwa Dadka gomaadeya.

Previous Post

Israa’iil: Dunidu waa inay soo afjarto halista Iiraan iyo Xisbullaah.

Next Post

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo

Next Post
Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In