Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo weeraray goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheesan ka fulliyay Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya  oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Howlgalo waxaa ay ka sameyeen dhulka Buuraleeyda ah ee dhaca waqooyiga gobolka Hiiraan, halkas oo ay ku dhuumaaleysanayeen  maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee ku jabay dagaalada.

Howlgalkaan oo intiisa badan ka dhacay dhulka buuralayda ah ee ku teedsan wadada Laamiga ah ee isku xirta gobolada dhexe,waxaa halkaasi kooxaha nabad diidka looga dilay tiro kamid ah horjoogayasha maleeshiyaadkaasi.

Howlgalkaasi  ciidan ayaa lagu  qabsaday Saldhigyo  gabaad u ahaa Shabaab, waxaana halkaasi lagu soo furtay Xoolo isugu jira Ari Lo’ iyo Geel oo gaaraya Shan Bolol oo Neef ,kuwaas oo si baad ah looga soo uruuriyay dadka reer miyiga ah.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Sarakiisha Ciidamada hogaaminaayo ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalada lagu cirib tiraayo Haraadiga Argagaxisa ay sii wadi doonaan.

Degaano badan oo hoos taga gobolada Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud waxaa ka socda dagaalo ka dhan ah Shabaab kaasi oo suuro-gal ka dhigay in dad badan looga dilo kooxdaasi.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka hadlay qorshaha dowladda ee dhinaca caafimaadka

Next Post

W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS iyo Jubbaland oo xoojiyay iskaashiga Horumarinta mashruuca Sagal

Next Post
W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS iyo Jubbaland oo xoojiyay iskaashiga Horumarinta mashruuca Sagal

W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS iyo Jubbaland oo xoojiyay iskaashiga Horumarinta mashruuca Sagal

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In