Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciraaq oo sheegtay in Ciidda ka hor ay Xoreyn doonto magaalada Talcafar.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ciraaq oo sheegtay in Ciidda ka hor ay Xoreyn doonto magaalada Talcafar.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Ciraaq Carfan Al-Xiyaali ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay xukuumadiisu waqti dhow ku dhawaaqi doonto ka xoreynta kooxda xagjirka ee Daacish Xoreynta magaalada Talcafar ka gadaal markii ay ku guulaysteen in Ciidamada dalkaasi ay gacanta ku dhigaan inta badan Xaafadaha magaaladaasi Istaraatiijiga ah.

Dhanka kale Wasiirka arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Ciraaq Ibrahim Al-jacfari ayaa isna shalay shir jari’id ay si wada jir ah uga wada qabteen dhigiisa dalka faransiiska ku sheegay in inta badan magaalada Talcafar ay si buuxda gacata ugu dhigtgay Xukuumadiisa ,ayna %95 magaaladaasi ka  xoreeyeen Kooxda Daacish.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Magaalada Talcafar oo 80-km u jirta magaalada Mousil ,ayaa la sheegay in Ciidamada Ciraaq ay rajeynayaan inay si buuxda gacanta ugu dhigaan magaaladaasi Ciidda Carafo ka hor oo maalmo kooban qura ka harsan tahay.

Dhanka sarkaal ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in mudadii dagaalka ka socoday magaalada talcafar laga daadgureeyay in ka badan 20 kun oo shacab ah kuwaasoo la geeyay goobo amaan ah.

Previous Post

Maxkamadda Sare oo war kasoo saartay Mudadda Garsuge-nimada Maxbuuska.

Next Post

Faahfaahinta qaraxii galabta ka dhacay Muqdisho

Next Post
Faahfaahinta qaraxii galabta ka dhacay Muqdisho

Faahfaahinta qaraxii galabta ka dhacay Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In