Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaar lagu weynaynayay 1 Luulyo oo Kuwait lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Ciyaar lagu weynaynayay 1 Luulyo oo Kuwait lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait Md. Farxaan Cabdi Gurxan iyo guddoomiyaha golaha hidaha iyo dhaqanka Eng. Maxamed Axmed Daahir ayaa si wada jir ah u furay ciyaaraha kubada cagta ee koobka maamuuska maalinta xorriyadda Qaranka 1 Luulyo oo ka furmay dalka Kuwait.

Cayaarahan oo socon doona muddo 3 maalmod ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay golaha hidaha iyo dhaqanka iyadoo ay ka qeybqaadan doonaan ilaa 12 Kooxood oo ah dhallinta Soomaaliyed ee key nool dalka Kuwait.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ujeeddada cayaarahan ayaa ah in lagu weyneeyo shucuurka wadaniga ah ee dhallinta Soomaaliyeed ee Kuwait kuwaas oo intooda badan ku dhashay halkan, weligoodna aan fursad u helin in ay dalkii hooyo arkaan.

Inta ay ciyaaraha socdaan ayaa wax barbar socda program dhalinyarrada looga sheekeynayo halgangee dheeraa ay ummaddo soomaaliyeed u soo martey xoriyadda sidoo kale waxaa dhalinyarrada loo soo bandhigey sawiro guud oo ka tarjumayo horumarka uu dalku hadda ku talaabsadey taas ula jeedkeedu yahay baraarujin dhalinyarrada halkaan ku dhalatey in uu dalkoodu u baahanyahay isla markaan muhiim tahay in ay soo booqdaan dalkooda hooyo.

1 2 3 4 5 6 8 9 12

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay dhismaha maamulka Galmudug “Dhageyso+Sawirro”

Next Post

Cadaado waxaa ka socoda ololaha doorashada madaxweynaha Galmudug

Next Post
Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha oo ka socota magaalada Cadaado

Cadaado waxaa ka socoda ololaha doorashada madaxweynaha Galmudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In