Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaaryahan u dhashay Mareykanka oo ka hadlay abaarta Soomaaliya.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciyaaryahan u dhashay Mareykanka oo ka hadlay abaarta Soomaaliya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaaryanakan oo lagu magacaabo Colin Kaepernick kana mid ah Ciyaartoyda ugu Caan san dalka mareykanka ayaa Muuqaal uu soo dhigay bartiisa gaarga ah ee Twiterka waxa uu si naxariis leh uga hadlay abaaraha kajira Geeska afrika gaar ahaan Soomaaliy, isagoo bulshada Caalamka ugu baaqay in ay si degdeg ah u Caawiyaan dadka Soomaaliyeed ay abaartu saameysay,si lamid ah tallaabada ay qaaday diyaaradda Turkish Airline oo gargaar gaarsiin doonta Soomaaliya.

“ Shacbka Soomaaliyeed wey dhimanayaan, waxa ay hadda u baahan yihiin caawin, Macluusha waxa ay saameysay 6.2 Milyan oo Qof 2.9 Milyan oo ka mid ah Dadkaasi ayaa hadda u baahan gargaar degdeg ah, waan awoodnaa in aan caawino Dadkaasi, marka waa in aan caawinaa, Turkish Airline ayaa qaaday Tallaabo ay oga qeyb qaadaneyso gurmadka, iyada oo geyneysa Soomaaliya cunto iyo biyo , innaga waan ka qeyb qaadan karnaa innaga oo isticmaaleyna baraha bulshada sida kuwa muuqaalada gudbiya” Ayuu yiri Ciyaaryan Colin Kaepernick oo ah Ciyaaryana caan ah una dhashay Dalka Mareykanka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Tan iyo markii ay si xoogga u soo shaac baxday abaarajha ka jira dalka ayaa guud haan waxaa arrintaan si isku mid ah uga hadlay Caalamka oo dhami iyadoo dowladaha qaar ay balan qaadeen in ay caawimaad deg deg ah la sioo gaari doonan dadka soomaaliyeed ay abaartu saameysay.

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Suudaan oo kulan casho ah la qaatay Fanaan Nimcaan Hilaac-Sawirro

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka qorshaynta oo gaaray Balcad

Next Post
Wafdi  uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka qorshaynta oo gaaray Balcad

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka qorshaynta oo gaaray Balcad

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In