Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Col. Bishaar: “Howlgal ay fulinayaan ciidamo isku dhaf ah ayaa ka billaabanaya Muqdisho”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Col. Bishaar: “Howlgal ay fulinayaan ciidamo isku dhaf ah ayaa ka billaabanaya Muqdisho”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qaybta boliska gobolka Banaadir  Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in howlgal ay ka wada qeybqaadanayaan qeybaha ciidamada uu ka bilabanayo magaalada Muqdisho kaasoo lagu adkeynayo amaanka guud ee magaalada.

“Ciidamada noocyadooda kala duwan  ee ku sugan gobolka Banaadir, waxaan u sheegaynaa in ciidanka laysku dhafay ee howlgallada wada in ay marnaba  ogolaan doonin  cid kasta oo ciidamada ka tirsan oo shaqo la ogyahay ku socon in magaalada dhex maraan  hadii la qabtana sharciga la hor gayn doono” ayuu yiri Col Bishaar.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha  qaybta boliska gobolka Banaadir  Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sidoo kale u digay ciidamada aan qaybta ka ahayn howlka bilowday inay gudaha magaalada hub iyo darees la maraan wuxuu hadalkiisa sii raaciyay in loo ogol yahay kaliya inay magaalada maraan ciidamo an heyn shaqo lagu ogyahay.

Taliye Geeddi ayaa ugu danbayntii shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir ka codsaday inay la shaqeeyaan ciidamada amniga isla markaana ay u soo gudbiyaan dhibaatooyinka ay maleegayaan kooxaha nabad diidka ah ee inta badan waxyeellada u gaysta bulshada Soomaaliyeed.

Shalay ayay ahayd markii ciidamada ammaanka degmada Wadajir ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ka tirsan Shabaab  iyo hubkoodaba oo degmada wadajir gaar ahaan xaafadda Xaawotaako ku dilay nabadoon lagu magacaabi jiray. Hilowle Xaafow, xilli uu ka soo baxayey masaajid ku yaalla xaafadaasi.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 5aad” Akhriso+Dhageyso

Next Post

Madaxweynaha oo waraaqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Next Post
Su’aal ma u qabtaa madaxweynaha Soomaaliya?

Madaxweynaha oo waraaqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In