Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Col. Koofi oo safar caafimaad dibadda ugu maqnaa oo dalka dib ugu soo laabtay maanta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Col. Koofi oo safar caafimaad dibadda ugu maqnaa oo dalka dib ugu soo laabtay maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaaliyaha Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, ahna taliyahii hore ee nabad sugidda gobolka benaadir ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey, taliyaha oo fasax caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa isaga oo caafimaad qaba dalka kusoo laabtey kadib markii qaliin looga sameeyey madaxa oo hore dhaawac uga soo gaarey intii uu ku guda jirey waajibaadkiisa shaqo.

Taliyaha ayaa sheegey in qaliin lagu sameeyey, laguna guuleystey isla markaana uu hadda caafimaad qabo, waajibaadkiisa shaqana uu sii wadan doono. Taliyaha oo intii uu isbitaalka ku jirey ay saxaafadda qaar soo qoreen warar been abuur ah oo ahaa inuu yurub iska dhiibey ayaa sheegey inuusan laheyn dhaqankaas, isla markaana wararkaas been abuurka ah ay sameeyeen cadowga, iyo shaqsiyaad u adeega kuna dhex jira systemka dowliga ah, si fiicanna uu u fahamsan yahey ujeedadooda. Waa shaqsiyaad cadowga u adeega iyo qaar umadda dhib iyo dulmi ku hayey iyaga oo masuuliyad sheeganaya oo aan gacan culus ku qabaney. Shaqsiyaadkaan ayaa caadeystey iney markasta saxaafadda dhumiyaan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Taliyaha ayaa ka mahadceliyey dhiiragelintii iyo ducaddii uu ka helayey asxaabta iyo qoyskiisa intii uu kujirey isbitaalka. Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey saxaafadda iska diidey been abuurka cadowga.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

“Sawirro”Maamulka iyo shaqaalaha Bay’adda oo ka hadlay joojinta xaalufinta deegaanka

Next Post
“Sawirro”Maamulka iyo shaqaalaha Bay’adda oo ka hadlay joojinta xaalufinta deegaanka

"Sawirro"Maamulka iyo shaqaalaha Bay'adda oo ka hadlay joojinta xaalufinta deegaanka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In