Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Colaad dhax martay Beello wada daga Miyiga Gobolka Mudug oo lasoo Afjaray

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Colaad dhax martay Beello wada daga Miyiga Gobolka Mudug oo lasoo Afjaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wax garadka iyo Salaaddiinta Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ay  xal ka gaaraan colaado ku saleysan aanooyin Qabiil oo kusoo laalaabtay degaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

Suldaan; Cabdi Naasir Jama Seed, oo kamid ah cuqaasha arrimahaasi ku howlan ayaa SONNA u sheegay in ay soo Afjareen colaadihii sida joogtada ah uga dhici jiray Dhulka Miyiga ah.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026

C/naasir Jaamac Seed, ayaa sheegay in ay soo laabteen noloshii iyo isu socodkii Dadka, lagana guuleysan doono kooxo uu sheegay in xilliyada qaar ay dhibaato ka dhex sameeyaan Xoolo dhaqatada halkaasi degta.

Dad ka badan Boqolaal ayuu Suldaanku sheegay in ay ku dhiman jireen Sanad walba coladaha reer guuraaga Gobolka Mudug ku dhexmara Dhulka Miyiga ah, halka Xoolo Kumanaan gaarayana lagu  kala dhici jiray

Colaadaha ku salaysan aanooyinka Qabiilka ee ka dhaca Dhulka Miyiga ah ee Gobolka Mudug  ayaa sababay in ay ku ceyrtoobaan Qoysas badan oo reer guuraa ah, halka ay ku naf waayeen Boqolaal Qof oo ku dhintay dagaalladii dhacay.

Dedaallo badan oo sameeyee madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedka Galmudug ayaa ayaa sababay in guulo badan laga gaaro xallinta colaad Beeleedyo halkaasi kusoo laalaabtay iyo dilalkii salka ku hayay aanooyinka.

Previous Post

QM: oo Shaacisay in nus Malyuun Qof ay ku waxyeelloobeen fatahaadahii ka dhacay Soomaaliya

Next Post

Safiirka Soomaailya u fadhiya Dalka Turkiga oo caddeeyay in muwaaddiniinta Soomaaliyeed uusan saameyn doonin go’aankii turkiga

Next Post
Safiirka Soomaailya u fadhiya Dalka Turkiga oo caddeeyay in muwaaddiniinta Soomaaliyeed uusan saameyn doonin go’aankii turkiga

Safiirka Soomaailya u fadhiya Dalka Turkiga oo caddeeyay in muwaaddiniinta Soomaaliyeed uusan saameyn doonin go’aankii turkiga

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In