Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

C/raxman Diinaari oo sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka maamulka gobollada Galgaduud iyo Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siyaasiga C/llaahi Nuur Maxamed  “Diinaari” ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada ee maamulka loo sameeyn doono gobollada Galgaduud iyo Mudug.

Xaflad balaaran oo lagu shaacinayay musharaxnimada C/raxmaan Diinaari ayna ka qeybgaleen xildhibaano, mas’uuliyiin kala duwan, saraakiil ciidan iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha mudane C/llaahi Gaafoow oo xaflada ka hadlay ayaa ku tilmaamay C/raxmaan Diinaari inuu yahay siyaasi leh aqoon, karti iyo wadaniyad sidaasi darteedna uu ku haboonyahay qabashada xilka madaxnimada maamulka gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Xildhibaan Qanyare oo isna hadlay ayaa soo dhaweeyay musharaxnimada Diinaari isagoo ku tilmaamay inuu u qalmo qabashada xilkaasi, wuxuuna u rajeeyay in uu ku guuleeysan doono madaxnimada maamulka gobolladaasi.

C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa sheegay in uu taageero buuxda ka heysto Soomaalida ku nool dalka K/Sudan, kadib markii uu si wanaagsan ula shaqeeyay xilligii uu danjiraha ka ahaa dalkaasi, isagoo xusay inuu ka shaqeyn doono horumarka gobolladaasi.

Diinaari ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada maamulka loo sameeyn doono gobollada Galgaduud iyo Galgaduud.

Previous Post

Ardayda Soomaaliyeed oo barnaamijyo wacyi gelin ah ka sameeyay dalka South Africa (Sawirro)

Next Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay soo bandhigistii dhagarqabe Xasan Xanafi (Dhageyso)

Next Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay soo bandhigistii dhagarqabe Xasan Xanafi (Dhageyso)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In