Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cudurka Shuban biyoodka oo ka dillaacay degmada Cabuudwaaq “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Cudurka Shuban biyoodka oo ka dillaacay degmada Cabuudwaaq “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Ka tirsan Maamulka Galmudug ee degmada Cabuudwaaq iyo Maamulka caaafimaadka Degmada ee DF Soomaaliya ayaa maanta boqday isbitaalka Caafimaadka Cibaado ee Degmada Caabudwaaq oo ay jiifaan bukaano
gaaraya 60 ruux oo uu soo ritay Xanuunka Shuban biyoodka oo dhawaan ay sheegeen mas’uuliyiinta Caafimaadka degmada in kiiskiisa lagu Arkay Xarumaha Faafimaadka Degmada.

Bukaanada uu soo ritay xanuuka Shuban biyoodka ayaa sare u kacay Labadii maalmood ee ugu dambaysay sida ay sheegeen  mas’uuliyiinta caafimaadka oo ay wehliyaan maamulka degmada ee DGGM oo maanta booqday
halka lagu baxnaaninayo bukanadaasi oo u badan caruurta da’doodu ay ka yar tahay 5.ta sano.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Booqashada maanta lagu kormeeriyay dadka uu soo ritay xanuunka Shuban biyoodka ayaa waxaa ku wehliyay mas’uuliyiinta degmada Dr. Axmed Cumar Cabdi (Axmed Baashi) oo ah wakiilka Badha Daryeelka Caafimaadka
Soomaaliya iyo xunbo kale.

Madaxa Caafimaadka degmada ee D. F. mudane Mahad Xasan Raage oo ku sugnaa isbitaalka Cibaado oo ah isbitaalka kaaliya ee waqtigan dadka ay ka helaan Daaryeel Caafimaad oo lacag la’aan ah isla markaana si toosa u
hoos taga Wasaarada Caafimaadka ee Dawlada Faderaalka ayaa sheegay baxnaaninayo bukaanada isibaatlka Cibaado ay hadda jiifa ay gaara yaan 60. Ruux oo lagu arkay kiiska xanuunka Shuban biyoodka waxuuna intaasi
raacshay in si doo kale la keenay isbitaalka ay ku jiraan bukaano kale oo iygana laga helay xanuunka Jadeecada.

Dr. Axmed Cumar Cabdi (Axmed Baashi) oo ah wakiilka Badha Daryeelka Caafimaadka Soomaaliya oo ka md ahaa mas’ulliyiintaa kormeerka ku tagaay goobta lagu xanaaneynayo dhinaciisa sheegay inay qayb ka qaadan
doonaaan Bahda Daryeelka Caafimaadka wax u qabashada dadka jiifa Xarunta ee la ildaran xanuunkan.

Ugu Dambayn Gudoomiyaha degmada ee Dawlad Goboleedka Galmudug Mahad Cumar Cilmi ayaa uga mahad celshay maamulka iyo shaqaalaha isbitaaalka sida diirran ee ay ugu gurmadeen dadka uu soo ritay Xanuuka isagoo
hadalkiisa sii watana waxaa uu yiri dawladda Galmudug qaybteeda ayay ka qaadan doontaa wax u qabadka dadka Xanuunsan.

DSCN5545 DSCN5548 DSCN5551 DSCN5552 DSCN5553 DSCN5554 DSCN5555 DSCN5559 DSCN5562 DSCN5572 DSCN5574 DSCN5575 DSCN5585 DSCN5613 DSCN5619

Cabdikariin Axmed Bulxan

Previous Post

Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka dhisayso xadka War-saxaafadeed

Next Post

Kulan isdhexgalka bulshada ah oo lagu soo gabo gabeeyay Warshiikh “Sawirro”

Next Post
Kulan isdhexgalka bulshada ah oo lagu soo gabo gabeeyay Warshiikh “Sawirro”

Kulan isdhexgalka bulshada ah oo lagu soo gabo gabeeyay Warshiikh "Sawirro"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In