Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cumar Guure oo ku baaqay in la gargaaro dadka ku dhaqan deegaannada la xureeyey

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Cumar Guure oo ku baaqay in la gargaaro dadka ku dhaqan deegaannada la xureeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha, Fedaralka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Omar Gure oo ka hadlay shirka isku xirka Howlaha xasilinta, ayaa ka sheekeeyay xaladaha nololeed oo ay ku suganyihiin Bulshada ku nool Goobihii laga xureeyay Argagixisada.

Agaasime Omar Gure ayaa yiri “waad Dareemi kartaan dad 15sano ku dhex noolaa Caburinta iyo tagrifalka cadowga, dhamaanba waxaa meesha ka baxay waxkasta oo uu ay u baahnaayeen bulshadaas sida Caafimaadka, Waxbarahadda, Biyaha iyo xoolahoodi iyo ganacsigi oo cadawgu ka dhacay, waxay dadkaasi u baahanyihiin Gargaar degdeg ah iyo in loo barbaariyo haykalkii Dowladnimada” Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Federalka Dib-u-hishiinta.

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

DG Omar Gure agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo fib u heshiisiinta, ayaa Sidoo kale ugu baaqay bulshadu inay dhexdooda is caawiyaan isna garab siiyaan.

Ugu dambeyntii asiga oo ku hadlaya magaca Wasaaraadda arrimah Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta mudane Omar Gure, ayaa soo xiray shirka wuxuuna sheegay inow shirkaan noqon doono mid bile ah

Previous Post

Somali National Army kills 13 Al-Shabaab terrorists in operation

Next Post

Bulshada ku nool deegaanka Mirjiicleey oo helay dayactir iyo qodis Ceelbiyoodyo

Next Post
Bulshada ku nool deegaanka Mirjiicleey oo helay dayactir iyo qodis Ceelbiyoodyo

Bulshada ku nool deegaanka Mirjiicleey oo helay dayactir iyo qodis Ceelbiyoodyo

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In