Friday, November 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo Maanta Tababar loo soo xiray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo Maanta Tababar loo soo xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

November 20, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka XDS oo tababar ku qaatay dugsiga tababarka ee Sarreeye Gaas Dhaga-badan.

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay xarunta dugsiga tababarka, ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka,ย  Saraakiil Ciidan,ย  masuuliyiin ka socday dowladdaha Italy Swedan iyo saraakiil ka tirsan Amisom.

Taliyaha Dugsiga tababarka ee general dhaga badan, Sarreeye Guuto Maxamed Maxamuud Saneey oo munaasabadda ka hadlay, ย ayaa sheegay in ciidamadda maanta tababarka u dhammaaday la baray la dagalaanka Argagixisada iyo arrimo kale.

Madaxa Tababarka Midowga yurub, ย ayaa Ciidamadda xoogga dalka ku dhiira geliyay howlgalada Alshabaab ee dalka looga saraayo.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed S/gaas cabdi Wali Jaamac, ayaa waxuu munaasabadda ka sheegay in Argagixisada ay dhibaato ku yihiin Aminga dalka, isagoo tilmaamay in Dowladda Soomaaliya dadaal adag ay ugu jirto dhismaha ciidamadaQaranka.

Previous Post

Shaqaalaha Dowladda hoose ee Xamar oo maanta Olole Nadaafadeed ka sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho

Next Post

Ciidanka Danab ee Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay Madaxii Maaliyadda ee Kooxda Alshabaab

Next Post
Ururka Haweenka Qaranka oo sahay fudud gaarsiiyay C.X.D ee furinta hore dagaalka ku jira

Ciidanka Danab ee Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay Madaxii Maaliyadda ee Kooxda Alshabaab

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

November 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Shirka Wasiirrada Arrimaha...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kaga qeyb galay kulamo...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan kula yeeshay Marwo Gemma Tanner, Ku-xigeenka Madaxa arrimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In