Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daalibaan oo shuruudo ku xirtay ka qeybgalka shirka Istanbul

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Daalibaan oo shuruudo ku xirtay ka qeybgalka shirka Istanbul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Daalibaan ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeybgalka shirka ka dhicidoona magaalada Istanbul ee waddanka Turkey, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen sariikiil sare oo ka tirsan Daalibaan.

Shuduudaha ayaa waxaan ka mid ah: in muddada uu shirku soconayo aysan ka badnaan saddex maalmood, in ajandaha shirka aysan ku jirin go’aan ka gaarista arrimaha xaasaasiga ah iyo in wafdiga Daalibaan aysan ku jiri doonin hoggaanka sare ee ururkaas.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Shirkan oo ay si wadajir ah u martigalinayaan Qaramada Midoobay, Turkiga, iyo Qatar, ayaa markii ugu horeysay waxaa soo jeediyay Mareykanka bishii April, maalmo kadib markii Madaxweyne Joe Biden uu ku dhawaaqay in ciidamada shisheeye ay ka baxayaan Afgaanistan, ugu dambeyn bisha September ee sanadkan.

Madaxa wadaxaajoodka Daalibaan ee fadhigiisu yahay Qatar, Sheekh Cabdul Xakiim, iyo dhowr xubnood oo ka tirsan xafiiska Qatar ee Daalibaan ayaa u safray gobolka, si uu ula tashadaan madaxa kooxdan Sheikh iyo qaar kale oo ka mid ah xubnaha hoggaanka Daalibaan.

Cabdul Xakiim waxaa safarkiisa ku weheliyey Mullah Fazil, Mullah Shireen iyo Mullah Cabdul Manaan, oo kooxdan u qaabilsan wadaxaajoodka, waxayna sidoo kale dhammaantood xubno ka yihiin golaha hoggaamintan ururkan.

Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha dib u heshiisiinta Afghanistan Salmaay Khaliilsaad ayaa wareysi uu dhawaan siiyay shabakadda wararka Jarmalka ee Der Spiegel, wuxuu ku xaqiijiyay in inta badan madaxda Daalibaan ay ku nool yihiin Pakistan, sidaa awgeedna ay soo jeediyeen hogaamiyaasha qaar in shirka halkaas lagu qabto.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland oo kulan la qaatay haweenka Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In