Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisoow” waxaana uu si faahfaahsan uga hadlay qorshaha waxqabad ee dowladda, faa’iidada ugu jirto Soomaaliya shirkii lagu soo gabagabeeyay London iyo arrimo kale oo aad u muhiimsanaa.
Halka ka daawo Barnaamijka oo dhameystiran.