Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee Radio Muqdisho iyo SNTV ayadoo todobaadkan uu barnaamijka marti ku yahay Wasiirudowlaha Wasaaradda Arriamaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/rashiid Maxamed Xidig.
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...












