Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa Uganda “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa Uganda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Intebba ee dalka Uganda ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaasi.

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho halmaalin ah ku joogi doona dalkaasi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha waxaana kulankaasi lagu falaanqeeyay arimo gaar ah oo ay qeyb ka tahay arimaha Amaanka dalka soomaaliya iyo sidoo loo xoojin lahaa taageerada milatari ay Ugandha siiso dowladda soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay arimaha ladagaallanka Argagixisada Al-shabab iyo xoojinta howlgalada Ciidamada midowga Afrika ee Amisom.

Madaxweynaha Ugand Yoweri Kaguta Museveni ayaa dhiniciisa Ballan qaaday in dowladdiisu sii Xoojineyso taageerada iyo xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada dowladdood.

Dalka Uganda ayaa Soomaaliya u soo diray Kumanaan Ciidamo ah kuwaas oo hoggaaminaya howlgalka Milatari ee AMISOM ay ka waddo soomaaliya kaas oo goballo badan ka saaray maleeshiyada argagixisada ah ee Al-shabab Al-Qaacidda.

IB0A8342 IB0A8385

IB0A8399 IB0A8404
IB0A8415 IB0A8421 IB0A8435IB0A8421Sawir Qaadir:Bashiir Qaliif Gaani

Previous Post

Daawo Sawirada Xaflada Lagu Soo Dhaweynayay G.G.Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo U Ambabaxay Suudaan+Sawirro

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo U Ambabaxay Suudaan+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo U Ambabaxay Suudaan+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In