Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

DAAWO: Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiin kale oo la afuray ciidamada ku guda jira xasilinta caasimadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Xulashada
0
DAAWO: Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiin kale oo la afuray ciidamada ku guda jira xasilinta caasimadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay weliyaan Wasiirka Amniga,Wasiirka dhallinyarada, guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa galabta kula afuray qaar ka mid ah dawooyin Caasimadda ciidanka ku guda jira  xalisinta Muqdisho, si ay ugu dhiiri geliyaan howsha Wanaagsan ee ay u hayaan isla markaana loogu muujiyo in Madaxda Dowladdu ay garab tagan yihiin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa  samaysay Afurka, Wasiirka Amniga gudaha  iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa wadada ugu qaybinayey rashinka ka hor afurka dadka masaakiinta ah ee waddooyin qaar ku sugnaa.

Ra’iisul Waaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya  iyo Mas’uuliyiinta kale ayaa si caadi ah ula afurayey askarta, iyagoo aad ugu faraxsanaa in ay arkaan madaxda dowladda oo  waddada hareeraheeda kula afuraya ciidamada.

Wasiirka dhallinyarada Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed  Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay  afurka caawa ay la furayaan Ciidanka Qaranka ay qayb ka tahay amarka Ra’iisul wasaraha ee ku aadan dhiiri gelinta Ciidanka.

Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya oo la hadlay askartii uu la afuray ayaa  tilmaamay  in Xukuumadda ay ka go’an tahay dhiiri gelinta iyo sare uqaadidda muraalka ciidanka,  si loogu guuleyso xasilinta Amniga Dalka, gaar ahaan Muqdisho.

Intaa kadib ayaa Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay socod dheer oo lug ah ku  ka soo mareen   Wadada taleex ee Degmada Hodan, iyagoo ku tagay  Hotel Jaseera  ee Degmadda Wadajir  iyo qeybo ka mid ah degmada  Waabari, waxa ayna u kuur galayeen sida uu socda howlgalka ciidanka ay ku xasilinayaan Muqdisho, iyagoo Dadka ku ganacsanayey laamiga way diinayey Xaaladda amni.

Ra’iisul wasaraha ayaa Hotelada ku yalla Muqdisho Kula shaah cabay  muwadiin Soomaaliyeed oo halkasi ku sugnaa, iyagoo  farayey in ay la shaqeeyaan Dowladda ayna soo gudbiyaan talooyinka ku aadan dhismaha dowladdnimada Soomaaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka oo dhameystiran

Previous Post

Fursad Shaqo

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Agaasinka Iskaashiga Caalamiga dib ugala wareegtay Wasaaradda Qorsheynta “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Agaasinka Iskaashiga Caalamiga dib ugala wareegtay Wasaaradda Qorsheynta “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Agaasinka Iskaashiga Caalamiga dib ugala wareegtay Wasaaradda Qorsheynta "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In