Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada : Barnaamishka Baro Dariskaaga Oo Ka Socda Gobalka Banaadir

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada : Barnaamishka Baro Dariskaaga Oo Ka Socda Gobalka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobalka Banaadir oo muddooyinka ku howlan sidoo loo xaqiijin lahaa sugidda Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay Olole loogu Magacdaray Baro deriskaaga.

Ololaha ayaan loogu talagalay in xaafad xaafad iyo sida ay degmooyinka daris u yihiin in la isugu xogro dadeynaha ku nool magaalada Muqdisho.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ka qeybgalay mid kamid ah Barnaamishyada loogu talalagalay in ay isku bartaan dadweyne laga ka kala socday degmooyinka Shibis, Kaaraan Iyo Heliwaa kaas oo lagu qabtay Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa kulanka keeshay in Amaanka Gobalka Banaadir uu Barnaamishkan Ahmiyad gaar ah u leeyahay loona baahanyahay in si dhab ah looga wadashaqeeyo.

sidoo kale guddoomiyaha gobalka banaadir ayaa Kormeer Howleed ku tagay Degmada Hodan, isagoo u kuurgalayay wadashaqeynta maamulka degmada iyo laamaha Ammaanka.

12998693_1702637979974954_3307647053612110352_n 13001211_1702638019974950_2021469718444487038_n 13006597_1702638486641570_6749902399566593116_n 13012752_1702638319974920_3468336087761013820_n 13043680_1702638113308274_8757371808102458678_n 13043804_1702638173308268_7095018275502967257_n 13055381_1702638416641577_822972538661298989_n

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay baarayaan falkii AMISOM ay ku dishay dad rayid ah

Next Post
RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay baarayaan falkii AMISOM ay ku dishay dad rayid ah

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In