Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo sawirada booqashada Obama ee dalka Cuba

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Daawo sawirada booqashada Obama ee dalka Cuba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Mareykanka Obama ayaa noqoday madaxweynihiin ugu horeeyay oo cagta dhiga Jaziirada Cuba kadib 90 sano.

Booqashadan oo aheyd mid taariikhi ah ayaa madaxweynaha waxaa ku wehliyay qoyskiisa oo kala ah xaaskiisa Michelle, iyo labadiisa gabdhooda Sasha iyo Malia iyo sodohda Obama Marian Robinson, iyadoo kooxaha xuquuqda aadanaha u dhaq dhaqaaqa ee dalka  Cuba ay dibad baxyo ka dhigeen meel aan ka fogeen halka soo dhaweynta ka socotay.

Related posts

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026

Madaxweynaha ayaa socod lug ah waxaa uu ugu soo wareegay magaalada caasimadda ah ee Havana gaar ahaan qeybta qadiimiga ah iyadoo boqolaal dadka reer Cuba ay hareeraha wadada tumnaayeen, waxaana da’ayay roob mahiigaan ah.

Obama ayaa inta uu Havana ku sugan yahay waxaa uu khudbad ugu jeedin doonaa Telefishinka dadka reer Cub isagoo la kulmi doona dadka hal abuurka ganacsiga leh.

3265F8CC00000578-0-image-a-44_1458498401144 3265FE8D00000578-0-image-a-38_1458498179021 3266CC1E00000578-3501651-image-a-65_1458506644018 3266D26300000578-3501651-image-a-68_1458506687317 3266D27700000578-3501651-image-a-76_1458507853588 3266DC6B00000578-3501651-image-a-7_1458509173350 3266E2EE00000578-3501651-image-a-73_1458507794125 3266F40100000578-3501651-image-a-2_1458508546719 3267B6A200000578-3501651-image-a-42_1458516009531 3267B79500000578-3501651-image-a-45_1458516016252 3267EA5100000578-3501651-image-a-116_1458520648499 3267FAA300000578-3501651-image-a-113_1458520636127 3267FB4000000578-3501651-image-a-114_1458520639680 3269B18700000578-3501651-image-a-101_1458530250009 3269D61700000578-3501651-image-a-99_1458529965212 32661E4A00000578-0-image-a-47_1458498480202 32670A0D00000578-3501651-image-a-15_1458510098152 32672BF200000578-3501651-image-a-22_1458510580934 32673F3600000578-3501651-image-a-26_1458512513873 32677F5D00000578-3501651-image-a-34_1458513670446 32693C8900000578-3501651-image-m-98_1458529806878 32697C6000000578-3501651-image-a-60_1458530487964 326607F000000578-0-image-a-32_1458497966282 326608EE00000578-0-image-a-25_1458497702955 326643B400000578-0-image-a-53_1458498764759 326775B200000578-3501651-image-a-36_1458513711797 326794BE00000578-3501651-image-a-41_1458516004178 3266021500000578-0-image-a-33_1458498056803 3266232200000578-3501651-image-a-57_1458499422369 3266241700000578-0-image-a-41_1458498220799 3267203500000578-3501651-image-a-20_1458510540484 3267527200000578-3501651-image-a-29_1458512524416 3267808800000578-3501651-image-a-31_1458513659580 3267997400000578-3501651-image-a-47_1458516097007

Xigasho: Daily mail

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo dalbaday in loo gurmado dadka abaarta halakeysay

Next Post

Duqa Muqdisho oo sheegay in la baari doono sababta isku soo beegtay dabka isbitaalada Madiina iyo Banaadir

Next Post
Duqa Muqdisho oo sheegay in la baari doono sababta isku soo beegtay dabka isbitaalada Madiina iyo Banaadir

Duqa Muqdisho oo sheegay in la baari doono sababta isku soo beegtay dabka isbitaalada Madiina iyo Banaadir

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Heer...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐮𝐠𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐮𝐠𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In