Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbinaynaa Sawirada Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay guddiga badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen oo uu kala hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira arrinta qaxootiga Yemen iyo sidii loo dar dargalin lahaa, waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa Ra’isul wasaaraha Dalka Cumar C/rashiid Cali iyo qaar ka mid ah Xukuumadiisa.
Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...














































































