Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Xariga Ka Jartay Xarun Lagu Xanaaneynayo Caruurta Darbi Jiifka Ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Xariga Ka Jartay Xarun Lagu Xanaaneynayo Caruurta Darbi Jiifka Ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaal halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Marwada Madaxweynaha Dalka Sahro Cumar Xasan oo xariga si rasmi ah maanta ugu jartay Xarun lagu xanaaneynayo caruurta darbi jiifka ah oo muqdisho laga hirgaliyay.

Munaasabad lagu qabtay xaruntaasi oo ku taala degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir,Xildhibaanno,Wasiir ku xigeenka Waxbarashada dalka iyo marti sharaf kale.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

DSC01583 DSC01579 DSC01577 DSC01576 DSC01575 DSC01574 DSC01573 DSC01571  DSC01567 DSC01555 DSC01554 DSC01550 DSC01549 DSC01548 DSC01545 DSC01544 DSC01543 DSC01539 DSC01538 DSC01537 DSC01534 DSC01529 DSC01522 DSC01521 DSC01519 DSC01520 DSC01517 DSC01518 DSC01516 DSC01515 DSC01514 DSC01513 DSC01512 DSC01511 DSC01510 DSC01509 DSC01508 DSC01503 DSC01502 DSC01499

DSC01621 DSC01623 DSC01633 DSC01659 DSC01661 DSC01700 DSC01709 DSC01718 DSC01720 DSC01728

Sawir Qaade:-Farxaan Suleymaan Maasgaro

Previous Post

Bulshada rayidka iyo culimada oo dib u dhac ku tilmaantay Mowshinka laga keenay Madaxweynaha.DHAGEYSO.

Next Post

Diyaaradaha Ka Shaqeynaya Gobolada Dalka Oo Sii Kordhaya “Sawirro”

Next Post
Diyaaradaha Ka Shaqeynaya Gobolada Dalka Oo Sii Kordhaya “Sawirro”

Diyaaradaha Ka Shaqeynaya Gobolada Dalka Oo Sii Kordhaya "Sawirro"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In