Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada Qarax qasaaro geystay oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada Qarax qasaaro geystay oo goor dhow ka dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax loo adeegsaday gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaana afaafka hore ee Maqaaxi lagu magacaabo Blue Sky oo ku taala agagaarka taalada Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.

Gaariga laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lasoo dhigay illinka hore ee maqaayadda, waxaana qaraxa ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Inta la xaqiijiyey labo ruux ayaa ku dhimatay qaraxa lix kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, iyadoo uu jiro qasaaro hantiyadeed oo ka dhashay qaraxaasi.

Ciidamada amaanka ayaa goobta soo gaaray iyada oo iminka ay socdaan baaritaano ciidanka amniga ay wadaan.

img_4755img_4756img_4758img_4762img_4767img_4769img_4771img_4776img_4778img_4779img_4780img_4782img_4783img_4784img_4786img_4787img_4788img_4790img_4791img_4792img_4793img_4794img_4795img_4796img_4797img_4798img_4799img_4800img_4801img_4802img_4803img_4805img_4806img_4811img_4812img_4813img_4814img_4815img_4816img_4817img_4818img_4819img_4820img_4821

Previous Post

Mareykanka oo war cusub kasoo saaray duqeyntii gobolka Mudug

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baladweyne(SAWIRRO)

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baladweyne(SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baladweyne(SAWIRRO)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In