Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo kulan la yeeshay dhigiisa Dalka Suudaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya  Oo kulan la yeeshay dhigiisa Dalka Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed General  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdigi uu hogaaminayay oo ayaa Kulan la yeeshay dhigiisa dalka sudan,

Kulankan oo ay labada dhinac kawada hadleen arrimaha Ciidanka Booliska ayuu Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia ka warbixiyay Xaalada Ciidanka Somalia iyo marxalada ay haatan ku shaqeeyaan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Kulankan is wareysiga ahaa kadib ayuu wafdigu booqday Xarumaha Ciidanka Booliska ee Sudan,

Ugu horeyn wafdiga ayaa ku hormaray Xarunta Dambi Baarista Dalka Suudaan iyagoo halkaa kula kulmay mas’uuliyiinta Xaruntaas sidoo kale Saraakiisha Soomaaliyeed loo soo bandhigay Qaar kamida Eeyaha sida gaarka u tababar oo ka koobnaa ilaa Sadax qeybood oo kala ahaa Qaybta Baarta Qaraxyada, Qaybta Baarta Mukhadiraadka iyo Qaybta soo qabata Dambiilaha

Inta  kadib ayuu wafdigu Booqday Xarunta Tarafikada ee dalka Sudan iyagoona warbixino isweydaarsaday Maamulka Xaruntaas   Xarunta iyo sida ay u shaqeyso Taraficada Dalka sudan

Wafdiga oo Maalmo kooban ku qaadan Doono Dalka Suudaan ayaa lagu wadaa inay booqdaan Xarumo kala Duwan sidoo kalena Heshiiso Cusub saxiixaan kuwo Horena soo Cusbooneysiiyaan

BH0A9242 BH0A9248 BH0A9252 BH0A9263 BH0A9312 BH0A9327 BH0A9374 BH0A9376 BH0A9378 BH0A9388 BH0A9394 BH0A9397 BH0A9399 BH0A9415 BH0A9416 BH0A9418 BH0A9422 BH0A9428 BH0A9438 BH0A9440 BH0A9447 BH0A9461 BH0A9463 BH0A9468 BH0A9469 BH0A9472 BH0A9477 BH0A9479 BH0A9487

W/Q.

Cabaas Maxamed Nuur iyo

Maxamed Cabdiqaadir  Socdaal

Previous Post

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Hambalyo U Diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland “VIDEO”

Next Post

Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa? DHAGAYSO

Next Post
Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa?  DHAGAYSO

Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa? DHAGAYSO

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In