Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo habeenkii xalay ahayd Khartoum gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo habeenkii xalay ahayd Khartoum gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa xalay saqdii dhaxe gaaray magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan halkaas oo ay booqasho sadax maalin qaadan doonta ku joogi doonaan.

Taliyaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Khartoum  gaar ahaan Hoolka VIP kusoo dhaweeyay Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan iyo Madax ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo uu horkacayay Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Lataliyaha koowaad Ibraahin Guure Maxamed iyo Uqaybsaha Warfaafinta Fiidow Maxamuud Fiidow.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdiga uu horkacayo Taliyaha ayaa waxaa ka mid ah saraakiil ka tirsan Booliskeena Soomaaliya oo horay wax ugu bartay Dalka Suudaan midaas oo muujinaysa in xariir qoto dheer u dhaxeeyo labada boolis ee Soomaaliya iyo Suudaan.

Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Suudaan u yimaadeen sidii loo xoojin lahaa xariirka ka dhaxeeya labada dal gaar ahaan dhanka Booliska iyo waxii la xariira isagoo intaa ku daray in ay rabaan in khibrad badan ka qaataan Booliska Dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan

1 1-1 1-3 2 2-2 2-3 6 7 8 9 10 11 12 13 13-1 14 15 16

Sawir Qaade: Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Baarlamanka oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka saxaafadda

Next Post
Barlamaanka oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Cadaaladda

Baarlamanka oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka saxaafadda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In